Madaxweyne Trump & dhigiisa Kim John un oo mar kale kulmaya

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa ku baaqay in Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi ay qaataan go’aan caaqibo leh oo ay ku sii dardar galinayaan wadahadalladii hubka nukliyeerka ah lagaga cirib tirayo Kuuriyada Waqooyi. Arrintan ayaa timid iyadoo Aqalka Cad ee dalka Maraykanka looga arrimiyo uu sheegay in ay socdaan wadahadallo ku saabsan sidii ay mar … Continue reading Madaxweyne Trump & dhigiisa Kim John un oo mar kale kulmaya